(Daawo) Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga doorashooyinka heer Qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal oo ay hore u soo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.‬ Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in dalku Doorasho aadayo wixii ka bilowda caawa 21 Febraayo 2020. Isagoo khudbad ka jeedinayey xaflad loo sameeyay xeritaanka … Continue reading (Daawo) Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga doorashooyinka heer Qaran